Maxaa ka jira dowlada Qatar ku lug laheyd qaraxyo bilo ka hor ka dhacay Boosaaso?

Wargeyska New York Times ee dalka Mareykanka ayaa kashifay in Dowladda Qatar ay ku lug lahayd ugu yaraan mid ka mida qaraxyadii ka dhacay magaalada Dekadda ah ee Boosaaso, Gobolka Bari ee Puntland. Warbixinta Wargeyska ayaa salka ku heysa telefoon la dhageystay oo sirdoonka dal aan la shaacin oo ka horjeeda dalka Qatar u gudbiyey … Continue reading Maxaa ka jira dowlada Qatar ku lug laheyd qaraxyo bilo ka hor ka dhacay Boosaaso?